Free Hosting Print

  • 119

Asc Wr Wbr Dhamaan Macaamiisheena
Waxaan ugu Bishaareeyneeynaa In eey Shirkadda SOSTEC idin kugu tala gashay Free Hosting oo Hal sano ah Munaasabadda Ciid Oowgeed Hadaba Kafaa iideeysi Wacan Sidaa U dalbato adeegaan Fadlan Raac Tilmaamaha Hoos Ku qoran:

Markaad Bogga Shirkadda Soo gashid kadib

 

1.Dhinaca Kore waxaad kujisaa Free Host

 

2.Waxaad qortaa magaca Website ka aad rabto in free hosting laguugu sameeyo tusaale Farxaan.so Kadib Check Availbility Kuji (Free Hosting sidaa u heshaa waa in Domainka uu yahay .so oo ah Somalia).

 

3.Marku radis ka bogo waxaa kuu soo baxaa Congratulations, farxaan.so is available! Kuji(click) Click to Continue.

 

4.Sidaa u hesho free hosting Promotional Code Meesha aay ku qorantahay horteed ku qor HOODO2014 kadib Validate Code kuji hadan Checkout ayaa soo baxaaysa kuji.

5.Hadaa tahay Macaamiil hore Existing Customer? Click here to login hadaa Macaamiil cusubtahayna Form ka hortaada yaal buuxbuuxi.

6.Ugu Dambeeystii Complete Order kuji

Mahadsanidiin Ka faaiideeysi Wacan


Was this answer helpful?

« Back