Asc Wr Wbr Dhamaan Macaamiisheena Shirkadda SOSTEC Waxaad ii sameesen Website sideen u galaa Cpanelka? waa mid fudud fadlan Waxaad raacdaa tusaalooyinka hoos ku xusan:1.Websitekaada.so/cpanel ama websitekaada.so:20822.kadib user iyo password kaada ku gal haduu kaalumo Fadlan sida ugu dhaqsiyaha badan u lasoo xariir qeeybta Farsamada iyo Caawimaada Shirkadda SOSTECMahadsanidiin