Asc Wr Wbr Dhamaan Macaamiisheena Sideen Ku sameestaa Email? hagaag fadlan Waxaad raacdaa tusaalooyinka hoos ku xusan: 1.Login into Cpanle 2.Mail==>Email Accounts kuji 3.Email ka gali tusaale@yourwebsite.so 4.Password ka ku qor hadan hoos ku qor si aad u hubiso 5.Create Account