Free Domain

Free Domain

Asc Wr Wbr Dhamaan Macaamiisheena
Waxaan ugu Bishaareeyneeynaa In eey Shirkadda SOSTEC idin kugu tala gashay Free Domain iyo Web Hosting Qiima Jaban oo Hal sano ah Munaasabadda Sanad Guurada 8aad ee Shirkadda SOSTEC Oowgeed Hadaba Kafaa iideeysi Wacan Sidaa U dalbato adeegaan Fadlan Raac Tilmaamaha Hoos Ku qoran:

Markaad Bogga Shirkadda Soo gashid kadib

 

1.Sawirka(Image) Click gareey

 

2.Waxaad qortaa magaca Website ka aad rabto in free Domain laguugu sameeyo tusaale Farxaan.so Kadib Check Availbility Kuji (Free Hosting sidaa u heshaa waa in Domainka uu yahay .so oo ah Somalia).

 

3.Marku radis ka bogo waxaa kuu soo baxaa Congratulations, farxaan.so is available! Kuji(click) Click to Continue.

 

4.Sidaa u hesho Free Domain Promotional Code Meesha aay ku qorantahay horteed ku qor MEMORIAL 8 kadib Validate Code kuji hadan Checkout ayaa soo baxaaysa
kuji.

5.Update Kuji(Click)

6.Sidaa u hesho Free Domain Promotional Code Meesha aay ku qorantahay horteed ku qor MEMORIAL 8 kadib Validate Code kuji hadan Checkout ayaa soo baxaaysa kuji(Click).

7.Hadaa tahay Macaamiil hore Existing Customer? Click here to login hadaa Macaamiil cusubtahayna Form ka hortaada yaal buuxbuuxi.

8.Ugu Dambeeystii Complete Order kuji

Mahadsanidiin Ka faaiideeysi Wacan

  • 4 Users Found This Useful
Was this answer helpful?