SOSTEC

Waa maxay sababta ganacsigaaga ugu baahanyahay Website?

Why need Website Sostec
  1. Maku dhibantahay helista iyo gaarista macaamiil badan?
  2. Ma is weydiisay inta macaamiil iyo xiriiro ganacsi ee kaaga luma hadii aadan lahayn website?
  3. Ma ogtahay in macaamiisha hab fakarkooda is badalaa xilli kasta ayagoo la socdo casrigan cusub?
  4. Ma’ogtahay in macaamiisha ka raadiyaan shabakadda Google baahiyaha adeeg ay ubaahanyihiin ayna arkaan ganacsiyada kula mid ka ah adeegyada ay bixiyaan oo kaliya?

Sababata ayaa ah inaadan :-

Sababtana waa inaadan lahayn website , ama uusan si hagaagsan u naqshadeysneyn, kuna xirneyn shabakkadda Google-ka ,lagana booqan karin mobile iwm, taas oo hoos u dhigto iibkaada iyo gaarista macaamiil badan.

SOSTEC Technologies waxa ay naqshadeyneysay website-yada muddo ka badan 13 sano , waxaana khibrad ku biirinaa ganacsiyada , hadda dalbo website qurux badan oo noqo midka 1aad ee kasoo muuqdo shabakadda Google-ka soona jiiddo macaamiil fara badan.

Nagala soo xariir

Email: Sales@sostec.so

 +252-612717070/+252-613685454

+252-622717070/+252-623685454

 

 

 

 

 

Share this

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on linkedin
Share on pinterest
Scroll to Top