BISHAARO...BISHAARO
Waxaan ugu Bishaareeyneynaa bulshada In eey Shirkadda SOSTEC u keentay domainka .SO adigoo kuguuleysan doono Free Web Hosting oo Hal sano ah a sidoo kale 1 Page Design
waa gado .SO domain oo ku hel abaal marin qaali ah
Hadda Dalbo intaan lagaa qaadan magacaaga
1.Dhinaca Kore waxaad kujisaa Free Host
2.Waxaad qortaa magaca Website ka aad rabto in free hosting laguugu sameeyo tusaale webkeyga.so Kadib Check Availbility Kuji (Free Hosting sidaa u heshaa waa in Domainka uu yahay .so).
3.waxaa kuu soo baxaa Congratulations, webkeyga.so is available! Kuji(click) Click to Continue.
4.Sidaa u hesho free hosting Promotional Code Meesha aay ku qorantahay horteed ku qor SO DOMAIN kadib Validate Code kuji hadan Checkout ayaa soo baxaaysa kuji.
5.Hadaa tahay Macaamiil hore tahay Existing Customer? Click here to login hadaa Macaamiil cusubtahayna Form ka hortaada yaal buuxbuuxi.
6.Ugu Dambeeystii Complete Order kuji
Ka faa'iideysi wacan