Sideen Ku badashaa Email Password / how to change email password? hagaag fadlan Waxaad raacdaa tusaalooyinka hoos ku xusan:
1.Login into Cpanel
2.Mail==>Email Accounts kuji
3.Waxaa kuu soo baxa emails ka sameeysan
4.Email ka aad rabto ku aadi Change password dheh oo mid cusubgasho
5.Kadib change password
Mahadsanidiin