DNS ZONE EDITOR Print

  • DNS ZONE EDITOR CPANEL
  • 3

 

Si aad u maamulato DNS Records-ka domainka aa hosting kuu siinay tilaabooyinkaan raac

 

  1. Marka hore cpanelka gal, kadib qeybta domains waxaa click sii halka ay ku qorantahay Zone editor

2. Marka aa zone editor gasho waxaa click sii Manage Zone

 

3. Marka aa manage zone click siiso waxaa kuu soo baxaya zones-ka kuu abuuran, si kuwo cusub aad ugu soo darsato ADD RECORD CLICK sii, record-ka aad rabto ka dooro tusaale A, MX, TXT, CNAME

4. tusaale ahaan CNAME Record ayaa click siiyay, waxaa arkeysa halka name iyo record ay ku qorantahay in ay banaanyihiin, halkaas waxaad ku qortaa values-ka aad heysato ee aad rabto in cname kuu noqdaan.

Mahadsanidiin


Was this answer helpful?

« Back