SOSTEC

Fursad Shaqo : Web Designer

  • Min 1 year
  • Mogadishu - Somalia
  • Bachelor or Equivalent Knowledge

Shirkada SOSTEC waxay raadinaysaa naqshadeeye (Web Designer) ka shaqeeya Xafiiska Muqdisho.

Waxyaabaha laga doonayo codsadaha booskaan waxaa kamid ah:
1) Waa inuu haystaa shahaado Jaamacadeed ama Aqoon u dhiganta.
2) Waa inuu yahay howl-kar, jecel qancinta macaamiisha.
3) Fahmi kara, lana qabsan kara wixii ku soo kordha cilmiga ITda.
4) Waa inuu aqoon u leeyahay Graphic Design tools sida Photoshop ama illustrator.
5) Hadii aad leedahay khibrad shaqo oo la xiriirta IT, qiimeyn gaar ayaan siinaynaa.
6) Jooga Magaalada Muqdisho, diyaar nah u ah wareysi shaqo.

Hadii aad buuxin karto shuruudahaas, fadlan noogu soo dir CV-gaaga iyo codsigaada Shaqo, emailka jobs@sostec.so

Araaji qabashadu waxay ku egtahay 20 October 2019.

La wadaag asxaabtaada iyo qofkii aad is leedahay wuu ka faa’ideysan karaa fursadaan

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on skype
Share on pinterest

Similar Jobs

Scroll to Top