Guuleystayaasha SOSTEC Tech Week 2021

Ku Saabsan Tartan-ka SOSTEC Tech Week 2021

Tartan Aqooneedka Sanadlaha SOSTEC Tech Week ee shirkadda SOSTEC Technologies, waxaa ku tartamaya xirfadlayda teknolojiyada sanad kasta xilligan oo kale, si sare loogu qaado ku shaqeysiga technology-yada, tartamaha wuxuu tartanka kaga qeybgalayaa isagoo joogo goobtiisa.

Mawduuca Tartanka SOSTEC Tech Week 2021

Sanadka 2021 mowduuca lagu tartamayo SOSTEC Tech Week waa ‘Aada Dugsiyada’. Muhiimadda laga leeyahay waa in tartamaha muujiyaa ahmiyadda waxbarashadu leedahay si ubad badan ugu biiraan waxbarashada, haddaba, tartame waxa lagaa rabaa in aad la timaaddo currin(Creativity) aadna soo bandhigto hab farshaxan technology-ad ku dhisan oo aad uga qeyb-qaadaneyso ollalaha ‘Aada dugsiyada.

Qeebaha Tartanka
  1. Web Application Development
  2. UI/UX Design 
  3. Mobile Application Development
  4. Video Production
Guuleystayaasha Tartanka SOSTEC Tech Week (UI/UX Design)

Guuleystaha Tartan Aqooneedka Sanadlaha SOSTEC Tech Week  abaal marinta UI/UX Design  Award ⭐ ⭐ waxaa galay Shamsudiin Mohamed.

SOSTEC Tech Week 2021 UI/UX Design Award ⭐⭐

Guuleystaha Tartan Aqooneedka Sanadlaha SOSTEC Tech Week  abaal marinta UI/UX Design  Award ⭐  waxaa galay Abdirizak Farah.

SOSTEC Tech Week 2021 UI/UX Design Award ⭐
Guuleystaha Tartanka SOSTEC Tech Week (Web Application Development)

SOSTEC Tech Week  abaal marinta Web Application Award ⭐  waxaa galay Yakub Ahmed Yakub.

SOSTEC Tech Week 2021 Web Application Award ⭐
Guuleystaha Tartanka SOSTEC Tech Week (Video Production)

Guuleystaha Tartan Aqooneedka Sanadlaha SOSTEC Tech Week  abaal marinta Video Production Award ⭐  waxaa galay Abdifitah Mohamud Mohamed.

SOSTEC Tech Week 2021 Video Production Award ⭐

 

Share this

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on linkedin
Share on pinterest
Scroll to Top