Sanadkaan sii dhamaanaya ee 2020, wuxuu ahaa sanad guulo iyo waxqabad ugu astaysan shirkadda SOSTEC. Kumanaan macaamiil ah ayaan ka caawinay inay shaqadooda u raraan deegaan horumarsan oo casri ah.